Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Donald Y. Yamamoto u magacaabay inuu noqdo safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.
Mr. Yamamoto ayaa hadda ah ku xigeenka kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka ee xafiiska arirmaha Afrika.
Waxa uu horey usoo noqday sii-hayaha kaaliyaha xoghayaha xafiiska arrimaha dibedda.
Magacaabista Yamamoto ayaa Sahra Ciidle Nuur waxay ka wareysatay, Abdirashid Khalif Xaashi, agaasimaha machadka Heritage oo ku sugan magaalada Muqdisho.