Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay isbeddelada siyaasadeeed ee ka socda gobolka Geeska Afrika iyo saameynta ay ku yeelanayaan Soomaaliya iyo Jabuuti, ayada oo baaqii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in xayiraadda laga qaado Eritrea uu ka carreysiiyey Jabuuti.
Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.