Bankiga Dhexe ee Turkiga ayaa maanta ku dhawaaqay qorshe lagu xasilinayo qalalaasaha dhaqaale ee soo food saaray Turkiga. Madaxweyne Erdogan ayaa isna magaalada Ankara ka sheegay in Turkiga la geliyay go’doon dhaqaale.
Faah faahinta warkaan waxaa inoo haya wariyaha VOA Cabdulqadir Maxamed Mursal.