Maalin kahor waxaa doorasho is-reeb-reeb ah oo mid kamid ahi ay Ilhaan Cumar ugu tartameyso Aqalka Congress-ka Mareykanka kusoo baxay, illaa 4 qof oo kamid ah Soomaalida gobolka Minnesota.
Waxaa gobolkaasi kuraas loo doortay horey ugu fadhiyay illaa 6 qof oo Soomaali ah. Gobolka Ohio waxaa isagana ku nool Soomaali aan wax badan ka yareyn kuwa Minnesota, mana jiro qof kaliya oo ay doorteen oo kursi dowladeed ku fadhiya.
Haddaba maxaa sal u ah farqiga u dhexeeya Soomaalida labadaasi gobol? Jacfar Kuukaay ayaa warbixintan innooga diyaariyay.