Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa shalay sheegay inay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir.
Xiisadda Galmudug ayaa soo shaac baxday kadib markii guddoomiyaha baarlamanka iyo madaxweyne ku xigeenka diideen go’aanadii shirka Kismaayo ee uu wax kasoo saxiixay madaxweyne Xaaf.
Barnaamijka faaqidaadda waxaan uga hadlaynaa xiisaddaas, waxaana soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.