Dowladda Ethiopia ayaa wada-hadallo la yeelatay ururka ONLF, wada-hadaladan ayaa ka dhacay magaalada Asmara.
Afhayeenka ururka ONLF Caddaani Hirmooge oo ka mid ahaa xubnihii shirka ka qaybgalay ayaa VOA-da u sheegay in in labada dhinac uu isfaham guud dhexmaray iyaga oo dib isugu laaban doonaa todobaadyada soo socda.
Caddaani Hirmooge oo haattan ku laabtay magaalada Addis Ababa ayaa u warramay Xuseen Barre