Warbixin uu dhowaan soo saaray guddiga maaliyadda baarlamanka Soomaaliya ayaa wax is-daba marin miisaaniyadeed ku eedeeysay xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Kheyre iyo maamulka gobolka Banaadir. Haddaba barnaamijka faaqidaadda waxa uu ku saabsan yahay eedeyntaas. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.