Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirkii hore ee Haweenka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Marwo Aamino Maxmed Mursal.
Aamino waxay sidoo kale hore u soo noqotay mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.
Aamino waa musharraxa kaliya ee dumar ah ee u taagan loolanka loogu jiro xilka madaxweynaha maamulka Koofur galbeed ee Soomaaliya.
Waxa ay barnaamijka Haweenka iyo Qoyska la wadaageysaa waxa ku dhaliyay inay u tartanto xilka iyo inta la eg tahay rajadeeda ku aaddan inay guul ka keento tartanka doorashadan.
Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.