Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afar qof oo lagu dilay degmada Afgooye


Suuq yar oo ku yaalla Afgooye
Suuq yar oo ku yaalla Afgooye

Rag hubeysan ayaa maanta toogasho ku dilay afar qof, degamada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Sadex ka mid ah dadka dhintay ayaa ahaa ciidamada dowladda oo canshuuro ka ururinayay goobo ganacsi. Waxaa kaloo halkaasi ku dhintay gabar xaamillo ahayd.

Sahara Cabdi Axmed ayaa dhacadadan ka wareysatay goobjooge magaciisa u qariyay sababo dhinaca amaankiisa ah.

Afar qof oo lagu dilay degmada Afgooye
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00

XS
SM
MD
LG