Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo ay ku jiraan silsalad suugaaneeddii Araweelo, magacyada maalmaha iyo bilaha oo Af-Soomaali ah iyo qoddobkii hal-abuurka.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.