Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Kulankii M. Biixi iyo Abiy Ahmed


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Todobaadkan horaantiisii, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa Magaalada Addis Ababa uga wada hadlay isbedellada gobolka geeska Africa iyo wada hadalada Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Wadahadalkadaas ayaa waxaa bogaadisay dowladda Federalka ee Soomaaliya, oo sheegtay in Muuse Biixi uu aqbalay inuu si dhow ula shaqeeyo dowladda Federalka ee Soomaaliya.

Hadaba si aan wax uga ogaano wixii ay labada masuul ka wada hadleen, ayaa wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan uu khadka taleefanka kula xiriiray, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir –Faratoon.

Dhageyso Booqashii Biixi ee Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG