WASHINGTON. D.C —
Kusoo dhawaada barnaamijka Ileyska VOA, oo todobaadkaan ku saabsan qaabka ay wax u wada qabsan karaan qurba-joogta dalka ku laabtay iyo dal-joogta.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.