WASHINGTON. D.C —
Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Alla ha u naxariistee Xaaji Cabdikarim Xuseyn (Xaaji Cabdi Waraabe) oo ahaa mudanihi ugu da'da weynaa baarlamaanka Somaliland.
Warbixin ku saabsan aaska Xaajiga waxaa Hargeysa kasoo dirtay Sagal Mustafa Xasan.