WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada ee Soomaaliya, Maxamed Aden Koofi.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jacfar Kukay.