Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaanay jebin heeshiiskii lala galay ururka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca.
Hadalka dawladda ayaa ka dambeeyey markii Ahlu Sunna ay shalay ku eedeeyeen dawladda inay heshiiska jebisay ciidamana ay soo dhoobtay Dhuusamareeb.
Warbxiintan waxaa noo soo diray Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.