Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay soo dejin doonto Shidaal laga bilaabo 1da Bisha October ee soo socota, Iyadoo beenisay inay cid gaar ugu xidhayso keenista Shidaalka.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray. Khadar Maxed Cakule.