Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdilatiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ah Afhayeenka Madasha Xisbiyada Qaran ee magaalada Muqdisho lagaga dhawaaqay 30kii bisha September.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.