Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay meel marinayso Nidaamka E-Government kaasi oo fadhi aan caadi ahayn Gollaha Wasiiraddu ku ansixiyeen shalay, iyadoo laga faa’iidaysanayo Isticmaalka Tignoolajiyadda Somaliland.
Warkan waxa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxed Cakule.