Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan jaceylka oo dastuur loo sameeyey, qurbo-joog dhalinyarada waddanka jooga suugaan ku waaaninaya iyo wareysiga fanaanka Maxamed Lafoole.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.