Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ha Saciid Qaas oo si dhow ula socda siyaasadda maamul-goboleedka Puntland, barnaamijkase kaga qeyb galay isaga oo jooga dalka Sweden.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey Jamaal Axmed Cusmaan.