Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sida ay isku waafaqi karaan dastuurka qabyada ah iyo hindise sharciyeedka doorashada Soomaaliya ee aan weli la ansixin, oo ay ku jiraan qodobo ka hor-imanaya. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya barnaamijka.