Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan suugaan kala duwan iyo qoddobkii "Hal-abuurka iyo Heesaaga"
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.