Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Alshabab Weeraray Deegaanka Calamada


Wararka naga soo gaadhaya degaanka Calamada oo u dhexeeya Muqdishu iyo Afgooye ayaa sheegaya in maleeshiyaad la tuhunsan yahay inay ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen baabuur ay leeyihiin ciidamada amniga Soomaaliya oo maraysay jidka Afgooye.

Ilaa haatan khasaarauhu ma cadda, waxaana goobta la sheegay inuu ka dhacay iska horimaad kadib markii ay ciidamada rasaas ku jawaabeen.

XS
SM
MD
LG