Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxay ka hir-galay ballanqaad ay horey dowladda Soomaaliya ugu sameysay ganacsatada iyo dadka hantidooda ay ku burburaan weerarada argagixiso, kuwaas oo uu sameeyey madaxweyne Farmaajo. Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo jeedinaysa.