Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sanad-guuradii 76aad ee C. Booliiska Somalia


Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 76aad ee aasaaska ciidanka Boolsika Soomaaliyeed.

Wasiirka Amniga dowladda federalka Soomaaliya oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa sheegay in ciidanka Policeka ay sameeyeen wax qabad muuqda muddooyinkii ugu dambeeyay.

Wariyaha VOADa Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Dhageyso Aas-aaska Booliiska Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:02 0:00


XS
SM
MD
LG