Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha Galmudug ee Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ka jawaabaya sababta uu u soo magacaabay guddi doorasho, xilli ay Dawladda Federaalku horay u soo magacaabay guddi doorasho.

Dhageyso barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:58 0:00


XS
SM
MD
LG