Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin gaar ah: Guurka Soomaalida iyo ajaaniibta


Qoyska Shukri Saciid
Qoyska Shukri Saciid

Waxaa sanadihii tagay soo badanayey guurka u dhaxeeya Soomaalida qurbajoogta ah iyo dadyowga ay dalalkooda kusoo haajireen.

Gobollada Soomaalida Mareyknaka ay ku dhaqan yihin waxaad ku arkeysaa wiil Cadaan ah iyo gabar Soomaali ah oo ama gabar caddaan ah iyo wiil Soomaali ah oo isguursaday.

Sidoo kale guurka noocan ah ayaa ka jira qaar ka mid ah dalalka Yurub iyo Afrika.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa haddaba xariir la sameysay dhowr lamaane oo ay kala sheekaysatey macaan iyo qaraar waxii kasoo qabsadey guurkooda, Warbixinta gaar ah ayayna ku eegaysaa.

Guurka Soomaalida iyo ajaaniibta
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:13 0:00



XS
SM
MD
LG