Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bulshada Gaarisa oo ka shirtay la-dagaalanka Al-Shabaab


Bulshada Gaarisa
Bulshada Gaarisa

Hogaamiyaasha iyo uradada bulshada oo kaashanaya laamaha amaanka ee maamulka Gaarssa County ayaa shir ka yeeshay in shacabka gobalka ay la dagaalaamaan urarka aAl-Shabaab oo toddobaadyadii u dambeeyey kordhiyey weerarrada ka dhacay Waqooyi Bari Kenya.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay isku dayayaan in laga hortago in dhallinyarada gobolka ay ku biiraan kooxdan, islamarkaana laga soo saaro kuwii horey iga mid noqday.

Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan noo soo diray.

Bulshada Gaarisa oo ka shirtay la-dagaalanka Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00


XS
SM
MD
LG