Dalka Britain ayaa maanta waxaa u bilowday mustaqbal cusub oo aan sugneyn kaddib markii xalay saqdii dhexe uu dalkaasi si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub oo uu ku jiray muddo ku dhow nus qarni.
Dadka dalkaasi ayaa dareen farxad iyo mid naxdin ahba kaga falceliyay ka bixintaanka Britain ee Midowga Yurub.
Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan soo jeedinaysa.