Khudbadda Xaaladda Midowga Dalka ee sanadkan 2020-ka ayaa waxaa habeenkii Talaadada jeediyey madaxweynaha 45-aad ee Maraykanka Donald Trump.
Madaxweynuhu waxa uu khudbada ka jeedinayey qeybta Aqalka Hoose ee xarunta Congress-ka ee magaalada Washington, DC, waxana uu u jeedinayey baarlamaanka 116-aad ee Maraykanka.
Haddaba warbixino iyo falanqeyn khudbadaas ku saabsan, hoosta ka dhageyso.