Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa marti ku ah Sahal Yuusuf Cali oo madax ka ah ururka Gaashaan oo ka shaqeeya arrimaha bulshada ee London.Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa London ka soo diyaariyay.