Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta dalka Jabuuti uu u noqday dal istaraatiiji ah, oo soo jiitay quwadaha caalamka, kuwaaso oo dhowr ka mid ah ay ka furteen saldhigyo militari. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.