WASHINGTON. D.C —
Sida magaalooyinka kale ee Puntland, xalay waxaa magaalada Garoowe ka dhaqan galay bandow lagu yareynayo faafista cudurka Caronavirus.
Warbixintaan waxaa Garowe kasoo diray Nuux Muuse Birjeeb.
Daawo Sawirrada uu Nuux kasoo qaaday xalay, wadooyinka Garoowe.