Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhaawaacmeen ka dib markii dagaal cusub uu ka dhex-qarxay beelo wada degan galbeedka gobolka Sanaag.
Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Cakule.
Dhanka kale, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo wariyeyaasha kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ku baaqay in si degdeg ah dagaal beeleedkan lagu joojiyo.
Warbixintan waxaa ka soo dirtay Hargeysa, Sagal Mustafe