Barnaamijka Wicitaanka maanta waxaa marti ku ah Dr. Cali Maxamuud Xasan (Sheekh Cali Wajiis) oo ka tirsan hay'adda culimada Soomaaliyeed, isaga oo hadlaya sida Ramadanka sanadkani uga duwan yahay kuwii xiliyada caadiga ah.