Dowladda Kenya ayaa qayb ahaan xirtay xadka ay la leedahay wadamada Soomaaliya iyo Tanzania, sababo la xiriira xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo firuska corona.
Amarkan oo dhaqan galay habeenkii xalay ayaa waxaa ku dhawaaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
Warbixintan waxa magaalada Nairobi ka soo dirtey wariyahaga, Intisaar Saalax Xuseen.