Madaxwaynaha Somaliland oo maanta ka hadlayay 29 guurada xuska 18-ka May oo ahayd markii Somaliland ay ku dhowaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa ka hadlaya mowqifka Somaliland, wadaadallada Soomaaliya iyo Somaliland, deeqaha beesha caalamka iyo cudurka Covid-19.
Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan nooga soo dirtay Hargaysa.