Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan lammaane ku nool gobolka New York oo dib u helay fargashi muddo dheer ka lumay, xilli ay ka cunteyayeen makhaayad magaalada New York ku taalla, iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey Cabdixakii M. Shirwac.