Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dilalka ay booliiska Mareykanka u gaystaan dadka madow iyo xiriirka kala dhaxeeya hanaankii gumeysiga ee dadka madow lagu keenay Mareykanka. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.