BUUHOODLE —
Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay ku guuleysteen xalinta colaad maalmahan ka dhex oogneyd laba beelood oo wada dega deegaanka Buuhoodle.
Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Somaliland Cabdirashiid Ducaale ayaa VOA u sheegay in beelahan la kala dhex dhigay ciidamada Somaliland.
Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.