JIGJIGA —
Maamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda cudurka Coronavirus ee dhulka maamulka, iyo tallaabooyinka ay qaadeen xukuumad ahaan.
Wasiirka Warfaafinta Dawlad-Degaanka Soomaalida Cali Beddel Muxumed ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladda xorriyadda saxaafadda. Magaalada Jigiga ayuu ugu warramay weriyahayaga Haashim Sheekh Cumar Good oo ku sugan magaalada Jigjiga.