Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaan kaga hadlaynaa tallaabooyinka habboon in la qaado muddada ka hartay doorashooyinka golaha sharci-dejinta iyo ta madaxweynaha.
Barnaamijka waxaa daadihinaya wariyaha VOAda ee Muqdisho, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.