Barnaamijkii Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida cudurka Coronavirus ee dunida ku faafiyey uu u saameeyey cibaadada iyo dhaqanadii ku xiriiray ee Islaamka. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.