Somaliland ayaa sheegtay inay hoos u dhac dhaqaale oo ah 10% ku yimid miisaniyad sanadeedkii 2020, taasi oo ka dhalatay cudurka Covid19.
Warkan waxa Harigesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.