Golaha Ammaanka ee QM ayaa shalay fadhi gaar ah ka yeeshay xaaladda Soomaaliya. Kulanka ayaa warbixin dhinacyo kala duwan taabaneysay looga dhageystay Wakiilka xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya u qaabilsan James Swan. Khudbadda Swan waxaa warbixintan nooga diyaariyay Jacfar Kukay.