Shir aan caadi ahayn oo golaha wasiirada Puntland ku yesheen Garoowe ayaa lagu amray shaqalaha dowladda in ay dib ugu laabtaan shaqooyinka xafiisyada, kaddib hakad horey loo geeliyay si loo yareeyo faafidda cudurka covid19. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan soo diray.