Somaliland ayaa sheegtay inay keentay markii ugu horeysay qalab lagu maamulayo hirarka Is-gaadhsiinta ee Somaliland. Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.