Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay magacyada dad ay sheegtay in ay ku xiran yihiin ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo ay amartay in lacagaha bankiyada u yaalla iyo hantida ay waddanka ku leeyihiin la xayiro.
In badan oo dadkan ka mid ah ayaa la sheegayaa in ay ku nool yihiin xaafadda Eastleigh ee Magaalada Nairobi. Jacfar Kuukaay ayaa warkan inoo haya.