Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in rag ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo miino ku aasayay wadada isku xirta dagmada Faafi iyo Gaarisa ay kula qaraxday. 3 ka mid ah raggaasi ayaa qaraxaasi ku dhintay.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Gaarisa inooga soo diray Maxamed Faarax Shire.