Magaalada Baydhabo ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka furmay tababar ku saabsan ka hortagga tacaddiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha gaar ahaan kuwa lagula kaco haweenka iyo caruurta.
Warbixintan waxaa noo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.